Maxay Ragga Indhaha Ula Raacaan Haweenka? Xog Ayaa Laguu Hayaa.
Published on February 18, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :21263

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyagaga oo hal meel ka beegsada , warbixinta ayaa lagu xusay sababta ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin .
Ragga dhamaantood ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan isha kusii naba , xubinta dumarka ayaa lagu xusay warbixinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen.
Warbixinta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi ; heerkooduna uu noqonayo mid kafekera ciyaarta sariirta .
Haweenka ayaa iyana lasheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada ; iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha .
Sidookale warbixinta shaacisay in haweenku aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan.
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...