Sunday, April 20th, 2014

Axmed Madoobe Oo shegay in dowlada Somalia hadday Joojin weyso fara gashiga Maamulka jubbaland waxay…

Published on May 25, 2013 by   ·   5 Comments Akhrisatay :2588

Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) oo dhawaan la doortay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in haddii dowladda Soomaaliya ay Joojin weyso fara gelinta ay ku heyso Gobollada Jubbooyinka waxgaradka Gobolladaasi ay u yeeri doonaan Mudanayaasha Baarlamaanka ee ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka dowladda Soomaaliyana go’aan cad laga qaadanayo.

Axmed Madoobe ayaa Xusay in dowladda Soomaaliya abaabul ay ka waddo Gobollada Jubbooyinka ayna dooneyso in ay iska horkeento shacabka ku nool Gobollada Jubbbooyinka.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa carabka ku dhuftay in wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo aan lagu soo war gelin tegitaankooda Magaalada Kismaayo dowladda Soomaaliyana ay ku qaldantahay tallaabadaasi sida uu hadalka u dhigay.

Hadalka Hogaamiyaha Axmed Madoobe ayaa imaanaya xilli dhawaan wafdi ka socday dowladda Soomaaliya ay Kismaayo gaareen kuwaasi oo kulamo kula soo qaatay Magalada Kismaayo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaaladaasi.

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (5)

  1. abdi says:

    war hawiye hadan la iska celinin oo ayna indha run ah kaa arkin kuma dayanyan ma umad ayay hogamin karan iyaga is hogamin wayey war damera lagu ogaaye damerahoda ha ku noqdan bulsho ma wadi karaan guryihi dadka ayay ilaa iyo hada haysatan markaysa lee yihin somali ayaan isu keenayna muqdisho nabad ba ka jirta waxay rabaan inay mar labaad dadka baadhan

  2. sahal says:

    waxaan ugu dowlada shacabka e xaqa ah haa laga lexdo hadii kale cawaaqib xumo ayaa kadhan doona ninkaan madaxwyne udooranay raskanbooni iyo raascaseer inuu si xaqa umaamulo mawaxaan malenaynay misu wuxuu noqday laisku arag adaa kashalaayi culusow tan kale waxaan ugu baaqi qabiil uma tihid madaxwene iyo xeebta liido ee lasoco waxaana kuleeyahay hadaad kismayo iyo garawe lugaha kala bixi waydo adaa ogaan doona dowlada jubbaland waxaan ugu baaqi inay hawda xirto sida ugu dhaqsiyaha badan eyna dhamays tirato wasiirada iyo xildhibaada marakaa ay hawada furto

  3. axmad says:

    haday hawiye ay dayn waa yaan dhibka waxaanu noqon doonaa dawlad madax banaan oo gooni isku taagta insha allaah waayo xayawaano waxba lalama qaybsankaro

  4. Ismail Ahmed Daud says:

    Waxaan diyaar unahay inaan madaxweynaha jubaland garab istaagno hiil iyo hoo kuna taageerno dhan walba. Jubaland dhibaato iyo qalalaaso uma baahna iyo in laysku diro shacabka waxay ubaahantahay nabad iyo hormar. Madaxweyne ku sheega soomaaliye waa in uu taageeraa jubaland hadii kale tii dhacdo soomaaliya way kukala tegi doontaa isagaana sabab u noqon doonaa

  5. Abdi sade says:

    Ogaaden waashay oo wareray kismanyo kismanyo haaaaa haaaa waa habenkii xalay ahaa oo tagay in kismanyo ogaden ka taliyo



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

yus

Dhageyso : Xildhibaan Yusuf Xasan oo si adag uga hadlay howlgalka Xaafada Islii.

April 19, 2014
Iyadoo ku dhawaad saddex isbuuc uu socda howl-galka ka socda xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa maalmo ka ...
KENY

Dhageyso : Dowlada Kenya oo Qaxooti Soomaali ah dib ugu celisay Xeryahay Qaxootiga

April 19, 2014
Dowladda Kenya ayaa kooxdii ugu horeysay oo qaxooti ah dib ugu celisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. Ilaa ...
dhacdo

Daawo Muuqaal Naxdiin leh: Wiil Hooyadiis Mindi Ku dilay Danmark iyo Sida Wax u Dhaceen

April 18, 2014
Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu ...
w2

Sawiro Layaableh : Hal Qoys oo 115 cod kuleh Doorashada Dalka Hindiya

April 18, 2014
Waxaa laga yaabaa in ay u muuqato wax lala yaabo laakiin, waxaa jira qoys u dhashay wadanka India ...
xasaan

Kiiskii loo haystay Sheekh Xasaan iyo Xaaskiisa oo markale dib loo dhigay

April 18, 2014
Maxkamad kutaala magaalada Nairobi ayaa shalay waxay dib u dhigtay go’aan ka gaarto codsi uu mar labaad soo ...
somali

Deg Deg Daawo Muqaal: Afar nin Soomaali ah Oo Laga Qabtay Xadka Kenya Iyo Tanzaniya.

April 18, 2014
Afar dhalinyaro Soomaali oo ka soo qaxay dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ay ku ...
Uhuru

Dhagayso: M/weyne Uhurru Kenyatta.Soomalida kenya joogta wan iska saareyna.Dalkooda ayeey soo qariben nabad maraban.waanu iska Saareyna..

April 18, 2014
M/weynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlay xaflad tababar loogu soo xiray saraakiil boolis ah oo ka ...
lamaane

Daawo Muuqaal: Lamaane maxkamad loosoo tagay gabar yar iyagu dhaleen oo u dhimatay Gudniinka Fircooniga kadib markii..

April 18, 2014
Lamaane is qaba ayaa mudo 7 maalmood ah xabsiga lagu sii heyn doonaa, si ay u waahaan dawac ...
AMINARTS

Daawo Amin Arts & Sawir yaab leh “Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii, markii somalida la tarxiilo ayaan..

April 17, 2014
Dawo Sawirka Maanta iyo Amin Caamir:- Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii. markii somalida la tarxiilo ...
farah

Dhageyso : Faarax Macalin’ oo ciidamada ladagaalanka argagaxisada Dalka Keyna su’aalo weydiiyeen

April 17, 2014
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya Farah Mo’alin, sidoo kalena ah siyaasi dhaliila dawladda oo si cad ...