Wednesday, April 23rd, 2014

Dhagayso Dr.Cali Maxamed Geedi: Dagaaladii Kismaayo ka dhacay dowlada Somaliya ayaa ka dambaysay.

Published on August 14, 2013 by   ·   No Comments Akhrisatay :2172

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii TFG Dr.Cali Maxamed Geedi oo wareysi siiyay idaacada BBC ayaa eedayn kulul ujeediyay madaxda dowladafederaalka ee Somalia.Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dowladu masuul ka ahayd dagaaladii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay magaalada Kismaayo.

DHAGAYSO WARAYSIGII CALI GEEDI:

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

news

Deg Deg: Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay xabsiga Pangani oo ku yaalla nawaaxiga xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

April 23, 2014
waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay qarax weyn oo gaari laga soo buuxiya gudaha Station Pangani, Qaraxaan ka ...
NIK

Daawo Muqaal : Qaramada Midoobe oo Digniin Culus kasoo Saartey Dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho

April 23, 2014
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Dalka  Soomaaliya  Nicholas Kay ayaa ka digay in QM iyo diplomasiyiinta ...
Eastleigh

Daawo Muuqaal: Xaalada Soomaalida xaafada islii oo is badashay kadib Laba Tododaab oo si Xowli ah dadka loo raafayay.

April 23, 2014
waxaa magaalada maalmihii lasoo dhaafay ka socday baaritaano xowli ah kaas lagu baaraya falalka argigaxisada, howgalkaan ayaa lagu ...
som1

Dhageyso : Nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiina Tutsi tahay ku hadla Afsoomaaliga kuna nool Dalka Ruwandha

April 22, 2014
Xasan Xarbi Xuseen oo ah nin Soomaali ah balse hooyadii Tuutsi u dhalatay dalka Rwanda. Xasan Afka Soomaaliga wuu ...
duale

Daawo Xildhibaan Bare Ducaale Markale kuhadlay war somalidu Kenya kunool farxad u ah.

April 22, 2014
Xildhibaan Adan Bare DucaaleOo ka Mida Xildhibanada Barlamanaka wadanka Kenya Oo laga So doorto Magaalada gaarisa e gobolka ...
untitled

Raafkii Soomaalida oo weli ka socda Nairobi iyo Soomaali lagu wado in dib loogu celiyo Dalkooda

April 21, 2014
Dowladda Dalka Kenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in ku dhawaad 100 Ruux oo u badan Soomaali in ...
wa

Daawo : Wiil yar oo badbaaday kadib markii uu 5 sacadood ku jiray lugaha diyaarad hawada maraysa

April 21, 2014
Wiil 16 sano jir ah ayaa nabad tegay kaddib markii uu hoosta ka  galay lugaha  diyaarad hawada ku ...
yus

Dhageyso : Xildhibaan Yusuf Xasan oo si adag uga hadlay howlgalka Xaafada Islii.

April 19, 2014
Iyadoo ku dhawaad saddex isbuuc uu socda howl-galka ka socda xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa maalmo ka ...
KENY

Dhageyso : Dowlada Kenya oo Qaxooti Soomaali ah dib ugu celisay Xeryahay Qaxootiga

April 19, 2014
Dowladda Kenya ayaa kooxdii ugu horeysay oo qaxooti ah dib ugu celisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. Ilaa ...
dhacdo

Daawo Muuqaal Naxdiin leh: Wiil Hooyadiis Mindi Ku dilay Danmark iyo Sida Wax u Dhaceen

April 18, 2014
Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu ...